Sawir ceeb & fadeexad dhaliyey oo deg deg looga saaray bogga Madaxweyne Trump

Kooxda ololaha doorashada Madaxweyne Donald Trump ayaa tiray sawir ay soo dhigeen barta Twitter-ka ee ololaha doorashada ee Madaxweynaha ka dib markii lagu qabsaday, ceebna ay ka dhalatay. Waxaa sawirkan la qaaday sanadkii 2004, xilligaasoo madaxweyne George Bush uu booqday goob ay ka socotay tartanka baabuurta waxaana kooxda ololaha doorashada madaxweyne Trump ay ka dhigeen … Continue reading Sawir ceeb & fadeexad dhaliyey oo deg deg looga saaray bogga Madaxweyne Trump